World Wide Web

Web haddii la is yiraahdo turjumo , mid eray somali ku haboon looma helayo laakiin waxaa la orran karaa Shebeg yada lagu xirriiro...laakiin aad iyo aad hala iiga raali ahaado , qofkii igu dhaama turjumaada ama ku garanaya afkeena , fadlan noo faa`iidee . Aniga waxaan waxa faraha ula galay in aan soomaaliga qaarada aduunka ku daro waayo meeshan dadbadan ayaa soo booqda, markaa qof walba ee wax kusoo dari kara ha ku soo daro . Waayo halkan maanta waxaan ku jirin Dawlado weligood jirey oo aan luqadooda laga helayn halkan. Cf. internet.


system wymiany linków system wymiany linków kreatyna Gry Online Plaza 3 star hotel Los Angeles krynica noclegi Kredyty odnawialne