Luqadaha kale

Wikipedia

Af Soomaali Wikipedia.
Af Soomaali Wikipedia.

Wikipedia (loogu dhawaaqo [ˌwiˑkiˈpidi.ə]). waa mid laga helo Web-ka oo ah Qaamuus qoran. Waxaa qorey dad iskood ugu qora luuqadadooda oo aan dawlad ama haayadi diran. Qofkwalba oo guriga khatka internetka ku heysta, yaqaanana sida loo isticmaalo wuu ka qeybqaadan kaaraa Qaamuuskan oo sidii cilmi Soomaaliga ku qoran loo soo gelin lahaa halkan. Arintan oo la bilaabay 2001 Ingiriiskuna (english) ugu horeysey ayaa waxaa ku xigey luuqado badan oo kuwa ugu waaweyn ay yihiin jarmal , Faransiis , Isbayn iyo Taliyaani .


wymiana linkami system wymiany linków system wymiany linków wymiana linkami Citi Handlowy Rachunek firmowy iPhone śmieszne filmiki http://www.hitgry.pl Karpacz noclegi